Roobow & Musharaxiin kale oo sheegay inuusan sharci aheyn Sii-hayaha Madaxweynaha KG (Akhriso)

Qaar ka mid ah Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa soo saaray War-saxaafadeed, waxayna ka hor yimaadeen Sii hayaha Madaxweynaha KG C/qaadir Shariif Shiikhuna Maye. Saddex musharax oo kala ah Mukhtaar Roobow, Aadan Saransoor iyo Ibraahim Macalin Nuur ayaa sheegay in Kusimaha Madaxweynaha C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye uusan sharci ku fadhin, sidaas darteed wixii ka … Continue reading Roobow & Musharaxiin kale oo sheegay inuusan sharci aheyn Sii-hayaha Madaxweynaha KG (Akhriso)